Xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish oo laga baadi goobayo Magaalada Boosaaso

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ka sameeyey howlgal lagu xaqiijinayay amaanka, kaasoo looga hortagayo falalka Amni daro ee mararka qaar  dhaca. Baaritaanka ciidamada ayaa saameeyey xaafadaha iyo wadooyinka ay ka kooban tahay Magaalada. Ujeedada baaritaanka ayaa ahayd in gacanta lagu soo dhigo xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo daacish oo magaaladaas soo galay sida … Continue reading Xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish oo laga baadi goobayo Magaalada Boosaaso